Herzlich Willkommen auf der Integrationsseite für Somalier und Schweizer!

Auf dieser Seite finden Sie sowohl deutsche als auch somalische Texte.

Was ist Somali-Kompass?

Somali-Kompass.ch ist eine Informationsplattform für Somalier/-innen und deutschsprachige Personen. Dort erhalten somalische Asylsuchende umfassende Informationen zu Asyl-, Migrations-, und Integrationsthemen auf Somalisch. Deutschsprachige Besucher erhalten kulturspezifische Informationen zum Umgang mit Somalier/-innen.

Somali-Kompass.ch hat sich zum Ziel gesetzt, die Lücke zwischen Ankunft und Start vom eigentlichen Leben in der Schweiz zu schließen und dient als Brücke zur Integration.

Informationen für Deutschsprachige

Die deutsche Rubrik soll Schweizer und Schweizerinnen helfen, Somalier in ihrer täglichen Arbeit noch besser zu verstehen und kulturellen Missverständnissen vorzubeugen.Weiterhin bietet Somali-Kompass einen Service an, bei dem Somalier/-innen weitergebildet und weiter auf die Integration vorbereitet werden können.

Kusoo dhawaada gacma furan

Ugu horeentii waxaa mahad mudan Alle, labaad waxaa mahad mudan cid alaale cidii isku shuqlisa katalinta hurumarinta wanaaga aadanaha iyo ilaalinta deegaanka iyo qeyraadka dabiiciga.

Mahadnaq kadib waxaa is weydiin mudan, waa maxay (Somali-Kompass)?
Sida caadiga ah jiheeye waa aalad uu aadanaha u isticmaalo helida jihooyinka safarka sida waqooyi-koonfur-bari-galbeed, taasoo u fududeysa socdaalkiisa iyo ugaanshaha jihada uu rabo. Si walba arinka ha ahaadee fikradan amaba magacan ayaa wuxuu laxiriiraa kadib marka aan arkay in ay jirto baahi aynu u uqabno fahamka qaababka nolosha iyo xeeraka Bulsho iyo maamuleed ee dalkan aynu kunoolnahay,sidaa darteed waxaan u arkay lama huraan in ay tahay in lahelo Bar dhexdhexaad ah oo ay Bulshadu kaheli karto xogog ama warbixino rasmi ah oo wax ku ool ah kuwaasoo u fududeeya Bulshadeena lajaanqaadida Bulshada ay la noolyihiin